Daawo:dad xanuunsan oo guryo loo dhisay

Deegaanka ceegaag ayaa waxaa loo dhisay guri labo qol ah afar qof xanuunsan waxaana dhisay urur layiraahdo Ceegaag Comunity Acton. dadkaan ayaa meel cidla ah joogay hada waxay heleen guri ay ku hoydaan dadka ehelkooda iyo waxgaradka ceegaag ayaa codsadey in dadkaan cawimaad ubaahan yihiin, waxaa lagu wareejiyey gurigii loo dhisay afartaa qof xanuunsan.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.