Daawo:Qaxooti kasoo tagey kenya oo Somaliya yimid

Qaar kamida dadkii qaxootiga ku ahaa kenya ayaa ksuoo noqday baydhabo. dadkaan oo sanado badan kusugnaa Kenya aya dalkodii hooyo dib uGu soo noqday ayakoo kufarxsnaa in ilahay nabad ku soo ceshay, dadkaan waxaa soo dhaweeyey wasaarada dib udajinta Maamulka koonfur Galbeed qaxootigaan waxaa la dajiyey meel loogu talagay sida uu uu sheegay maamulka Konfur galbeed.
Hoos Kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.