Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

SOMALIA

sayid

Daawo:Guddiga abaaraha Jubaland Dawlada Soomaliya Dhagahay ka Fureysatey Baaqii aan Dirney

5th April 2016 admin 0

Guddiga abaaraha Jubaland oo ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay gargaar degdeg ah la soo gaaran dadka abaaraha wax ku yeeleeyeen. gidgaan ayaa sheegey in abaartu […]

Daawo Shacabka Garoowe oo Sheegey Madaxwayne Gaas Taladii Buu boobey

5th April 2016 admin 2

Heshiiskii dhexmarey maamul goboleedka Puntland iyo Dawlada federalka soomaliya ayaa waxaa soo badanaya diidmada ay kala hor imaanayaan shacabka iyo Siyaasiyiinta Puntland iyagoo sheegey inaan […]

Warbixin : Shaqsi Nocee ah Ayuu Ahaa Nuur Sayax Xared .

5th April 2016 admin 1

Nuur Sayax Xareeb Alaha U Naxristee waxaauu Ka mid Ahaa dad Sida aadka Loga Yaqaano Gobalka Gedo Ka dib Markii ay ka Dilaceen Dagalaada Qabilada […]

far

Daawo:Maalinta Miinada Aduunka oo laga Xusay Magaalada Kismaayo.

5th April 2016 admin 2

Waxaa magaalda Kismaayo laga xusey Maailinta miinada wxaana ka qayb galay madaxwayne kuxigeen C/laahi ismaaciil fartaag iyo siyaasi Maxamuud Sayid iyo ururka SEMA oo qaabilsan […]

Daawo: shacabka Boosaaso oo Diiday 4.5 C/wali Gaasne uu ku kaligii yahay Qaadashada Nidaamkaasi Foosha Xun.

5th April 2016 admin 0

heshiiskii ay kala saxiideen dawlada federaalka iyo maamulka Puntland ayaa waxaa ka hor yimid shacaka iyo siyaasiyiinta Puntland waxayna sheegeen in uu madaxwayne C/wali Gas […]

Daawo:Abaaraha ka Jira Gobolka Gedo oo ka sii Daraya

4th April 2016 admin 4

Abaaro aad udaran baa Jira gobolka Gedo kuwaas oo xoolihii iyo dadkiiba ku dhamaadeen iyadoosan jirin xiliga hada lagu jiro cid gar gaar u fidesay. […]

Warbixin : Putland oo Balantii oga Baxday Reysalwasirihii hore C/wali Shiekh Axmed.

4th April 2016 admin 2

Maamulka Putland Ayaa Waxaa Ay Heshiis Cad Kala saxiixdeen C/wali Sheikh Axmed Ka Dib Sodalkii uu ku Tagay Degaanada Maamulka Putland ee ku Aadan Doorshada […]

Daawo:Puntland oo Aqbashey Nidaamka 4.5 iyo Heshiis lakala Saxiidey

3rd April 2016 admin 3

  Maamul goboleedka Puntaland ayaa aqbalay Nidaamka 4.5 qodobadii lagu heshiiyey hoos kadaawo

Degdeg: Dilkii labaad oo 24 Saac Gudahood ka dhacay Baardheere, iyo Xaaladda Degmada oo kacsan.

3rd April 2016 admin 1

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Baardheere ee Gobalka Gado goordhow lagu dilay sarkaal horrey uga tirsanaa  dowladda Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa […]

Dhageyso: Shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhabad oo maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay barakicin ku wadaan.

3rd April 2016 admin 2

Qaar kamid ah dadka deegaanka dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay ku wadaan barakicin iyagoo qaab qabiil u soo abaabulaya […]

Daawo:Masuuliyiinta Baardheere oo sheegay in ay dardar galinayaan Hawgalka ka dhanka ah Al-shabaab.

3rd April 2016 admin 7

Madaxda degmada baardheere ayaa sheegey inay bilaabeen hawgalo ka dhan ah alshabaab degaano qaarkoodna waa laga saarey kuwa kalana waa ku daba jirnaa siduu sheegay […]

Daawo:Haweenka Baardheere oo billaabay dib u nooleynta dhaqanka Soomaaliyeed

3rd April 2016 admin 3

Haweenka soomaliyeed ee ku nool degmada baardheere ayaa sameyey xarun lagu kaydiyo hidaha iyo dhaqanka ururka horumarinta haweenka soomaliyeed ee (waamo) ayaa xaruntaad ka furay […]

Daawo:Hanti Dhowrka Qaranka oo Sheegay in Musuqmaasuq baahsan uu Ka Jiro Hay’adaha Dawlada Federaalka.

3rd April 2016 admin 0

Hanti dhowrka qaranka soomaliyeed ayaa eedeyn kulul ujeediyey in hay’adaha dawlada federaalka Soomaliyeed uu ka jiro musuqmaasuq balaaran ha ahaado xaga maareynta dhaqaalaha, shaqo qorista […]

Daawo:Caabudwaaq Madarasada Quraanka Daru iimaan oo u Baahan in lacaawiyo

2nd April 2016 admin 4

Maamulka iyo Waalidiinta Madarasada Daar’ iimaan ee degmada Caabudwaaq ayaa uGu baaqey in muslimiinta ay kaqayb qaataan wajiga labaad ee dhismaha madarasada . daaru’iimaan waxaa […]

Dhageyso: Al-shabab oo Nin u dhashay Tanzania ku dilay Degmada Jilib

2nd April 2016 admin 4

Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Al-shabab ay halkaa ku dileen Nin u dhashay Wadanka  Tanzania,kaasoo ay ku Eedeeyeen […]

Posts pagination

« 1 … 1,125 1,126 1,127 … 1,145 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes