Dhageyso: Shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhabad oo maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay barakicin ku wadaan.

Qaar kamid ah dadka deegaanka dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay ku wadaan barakicin iyagoo qaab qabiil u soo abaabulaya beelo ay isku hayb yihiin Madaxweyne Guuleed.

Dadka deegaanka ee Gedo Times la hadlay ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin dhibaatada lagu hayo iyagoo baaq u jeediyey dowladda federaalka iyo cidkastoo samo jecle ah.

Wariyaha Gedo Times Shaafici Cabdinuur ayuu uga waramay mid kamid ah dadka deegaanka dhibaatooyinka ay ka cabanayaan iyo cida ku haysa.

Hoso ka dhageyso wareysiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.