TOOS U dhageyso : Shaqaaqo ciidamo ka wada Tirsan Dowladda ku dhexmartay Degmada Baledxaawo.

dagaal

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Degmada Baledxaawo ayaa maanta is rasaaseyn wax ay ku dhexmartay gudaha Degmadaasi Baledxaawo.

Ciidamadani ayaa is rasaaseeyey kadib markii uu muran soo kala dhex galay, iyadoo la soo warinayo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh in ay is gaarsiiyeen.
Hadaba Si aan faafahin badan uga helno shaqaaqada ka dhacday Degmada Baledxaawo ayaan khadka telefoonka ee Degmadaasi kula xiriirnay Wariyaha Gedo Times ee GobolKa Gedo Shariif Axmed taajir, Shaafici Cabdinuur Ayuu u waramay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.