Warbixin : Putland oo Balantii oga Baxday Reysalwasirihii hore C/wali Shiekh Axmed.

Maamulka Putland Ayaa Waxaa Ay Heshiis Cad Kala saxiixdeen C/wali Sheikh Axmed Ka Dib Sodalkii uu ku Tagay Degaanada Maamulka Putland ee ku Aadan Doorshada Somaliya ,

Masuulka Ayaa Putland Waxa Ay U Balan Qaday in Sanadkan Ay Tagereyso oo  Dhinacoda Musharax Ka Yahay Xildhibaanada Maamulka Putland Ay isag Codka siin Donan.

Rajadii Iyada Ahayd Ayaa Waxaa Lumiyay Madaxweynihii Hore Putland Farole Ka dib Markii  uu si Rasmi ah u Shaciyay inuu Yahay Musharax u tagan hogaanka Somaliya 2016 ,Beesha Sade iyo Axmed Madoobe Ay Heshiyeen , Putland Ayaa Waxa Xariir Fiican uu Kala Dhaxeyn Maamulka Jubland Hogamiyahoda Axmed Madoobe Ka dib Markii Ay ku Kala Tageen 4.5 Diidmadeed iyo Yeelideda.

Kulamo joogto ah oo Ka soconayay Magalada Garowe ilaa Markii Kismayo uu Heshiiska Ka dhacay Ayaa Lagu Go, aamoyiy in Putland ay Musharax u Wakilaneyso Farole ,Go, aankasi Ayaa Wax uu Ka soo Baxay Isimada Maamulka Putland oo ah Dadka Ay Ka Go, do Talada Maamukasi.

C/wali ayaa Rajad ugu Fiican ee Heysatay Doorashada Somaliya Waxaa Ay Ahyd Maamulka Putland Tageridiisa Laakin Maah Maah Hore Ayaa wax Ay Dhaheysay,

“Siyaasada Dan joogta Ah Ayay Ledahay Laakin Saxiib Jogta ah Ma lahan”

Rajada C/wali ee Dorashada Somaliya uu Ka Qabo Madaamo uu yahay Siyaasi horey loo Arkay Maamul Siyasadeedkiisa Waxaa Ay Tahay mis Toosh Lagu Raadinayo.

1 Comment

  1. kkk cabdiwali iyo faroole cidna dooran mayso oo somalida ruxay mar arkan xuman iyo saman midna matageran waxay raban wax cusub kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.