
Abaaro aad udaran baa Jira gobolka Gedo kuwaas oo xoolihii iyo dadkiiba ku dhamaadeen iyadoosan jirin xiliga hada lagu jiro cid gar gaar u fidesay. degaanada u dhaxeeya Balaxaawo,Luuq,Doolow ayaa hada aad looga dayrinayaa, inkastoo Gobolka Gedo oo dhan ay abaartu saameysey .
Hoos Kadaawo
Leave a Reply