Daawo: shacabka Boosaaso oo Diiday 4.5 C/wali Gaasne uu ku kaligii yahay Qaadashada Nidaamkaasi Foosha Xun.

heshiiskii ay kala saxiideen dawlada federaalka iyo maamulka Puntland ayaa waxaa ka hor yimid shacaka iyo siyaasiyiinta Puntland waxayna sheegeen in uu madaxwayne C/wali Gas kala tashan shacabka Puntland uuna kaligiis go’aankaa gaarey.

waxaa isla markiiba soo badanaya siyaasinta iyo shacaka oo si cad u diidey 4.5 madaxwayniihii hore faroole iyo wasiirkii waxbarashada hore oo dhamaantood ku tilmaamey go’aanka gaas mid aan la aqbali karin.shacabka boosaaso ayaa fakarkooda ka dhiibtey.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.