Xog : Reysalwasare C/wali sheikh oo loo Diiday inuu Kismayo Tago.

Warar Soo Baxayo Ayaa sheegayo in kismaayo uu ku Wajahnaa Reysal Wasarihii hore ee somaliya C/wali sheikh Axmed Maxamed Ka dib socdalkisa uu dib ugu So labanayo Dalka .

Reysalwasaraha Ayaa Mudooyinkii Danbe Waxa uu Ku Sugnaa Dalka Canada Ka dib Markii Dalka uu Dib Oga  Laabtay Ka dib Markii uu Dalka Gobaladiisa uu Ka Sameyay ol olo Doorasho Waxa Lagu Waday Reysal Wasraah inuu Soo Maro Kismyo Laakin waxa La sheegay in Maamulka jublnd iyo Itoobiyo inay u Dideen inuu tago Magalaada iyado Lagu Wado in Magaalada Muqdisho uu imado .

Masuulka Ayaa Wax uu Ka mid Yahay Dadka u TarTamayo Madaxtimada Somaliya Dorashada 2016 , Waxaan Mudooyinkii Danbe uu waday Qaban Qaabo uu ku Cadeynyo Inuu Yahay Musharax .

Sababta Ka Danbeyso Diidmada Reysalwasaraha Lama Cadeyn Laakin ilo ku dhow Madxtooyada jubland Waxa Ay Shegayaa in Go, aanksi uu Ka Soo Baxay Madaxtooyada jubland.

Kismaayo Ayaa Dhawaan waxaa Heshiis ku Kala Saxixday Besha Sade iyo Hogamiyaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.