Daawo:Haweenka Baardheere oo billaabay dib u nooleynta dhaqanka Soomaaliyeed

Haweenka soomaliyeed ee ku nool degmada baardheere ayaa sameyey xarun lagu kaydiyo hidaha iyo dhaqanka ururka horumarinta haweenka soomaliyeed ee (waamo) ayaa xaruntaad ka furay baardheere Fartuun cabdulaahi Aadan aya kawar bixisay wax qabtaaan ayadoo sheegtey inay tobobaraan haweenka sida waxbarshada hidaha iyo dhaqanka iyo iskuul dadka wax ku bartaan iyo dawaarka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.