Daawo:Masuuliyiinta Baardheere oo sheegay in ay dardar galinayaan Hawgalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Madaxda degmada baardheere ayaa sheegey inay bilaabeen hawgalo ka dhan ah alshabaab degaano qaarkoodna waa laga saarey kuwa kalana waa ku daba jirnaa siduu sheegay gudoomiye xigeenka Gobolka Gedo shiiq Maxamed xuseen Alqaadi.

waxa kaloo halkaas ka hadlayey gudoomiyaha degmada Baardheere C/laaahi Nuur xasan cadow isagoo ugu baaqey masuuliyiinta jubbalnd madaama la heshiiyey in ladar dargaliyo dagalka kadhanka ah al-shabab.
hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.