Daawo:Hanti Dhowrka Qaranka oo Sheegay in Musuqmaasuq baahsan uu Ka Jiro Hay’adaha Dawlada Federaalka.

Hanti dhowrka qaranka soomaliyeed ayaa eedeyn kulul ujeediyey in hay’adaha dawlada federaalka Soomaliyeed uu ka jiro musuqmaasuq balaaran ha ahaado xaga maareynta dhaqaalaha, shaqo qorista iyo wasiirada oo ku xadgudbaya shaqada agaasimayaasha wasaaradaha ay madaxda ka yihiin.

Waxaa kaloo uu sheegey hanti dhawrka qaranka soomaliyeed in shaqaalaha dawlada Federaalka qof kasta uu haysto aqoonta A ama mid sareysa oo qof meel hoose ama meel dhexe haysta uusan jirin. arintaan ayaa fool xumo ku ah dawlada federalka Soomaliya.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.