Daawo:Caabudwaaq Madarasada Quraanka Daru iimaan oo u Baahan in lacaawiyo

Maamulka iyo Waalidiinta Madarasada Daar’ iimaan ee degmada Caabudwaaq ayaa uGu baaqey in muslimiinta ay kaqayb qaataan wajiga labaad ee dhismaha madarasada . daaru’iimaan waxaa lagu bartaa diinta islamaanka maamulka iyo waalidiinta ayaa sheegey in  madarsadaan ay ka mid tahay  meel wax lagu baxsho meelaha uGu fiican loona bahan yahay in muslimiintu kaqayb qaataan wajiga labaad ee madarasada. fadlan kala xariira
Tel:00252615322377 Maamulaha Madarasada Qur’aanka ayaa wata Maxamed Axmed JaamacTel:00252615321892 Maxamed Geele oo kamid ah Gudiga Madarasada Qur’aanka

Account: 30918906 SALAM BARNK
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac Caabudwaaq kasoodiray

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.