Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowalda Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii lagu qaadey Al-Shabaab oo fuliyeen ciidamada dawlada Somaliya oo taageero ka helaya kuwa dawlada Marayakan kana fuliyeen sheebalada Hoose. waxay al-shabaab abaabuleyeen dagaal kadhana danaha marayekan iyo ciidamada dawlada iyo kuwa Amison waxaana halkaa lagu laayeye dagaal yahaniin shabaab ah .madaxwayne Xasan ayaa sheegay inuu uGu baqayo in dhalin yaradu iskaga soo baxaan Alshabaab oo dadkoodana dhinaca karaacaan.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.