Warbixin : Shaqsi Nocee ah Ayuu Ahaa Nuur Sayax Xared .

Nuur Sayax Xareeb Alaha U Naxristee waxaauu Ka mid Ahaa dad Sida aadka Loga Yaqaano Gobalka Gedo Ka dib Markii ay ka Dilaceen Dagalaada Qabilada Waxan inta Badan Nolashiisa uu ku Soo Qatay Degmaayinka Balad Xawo , Dolow , Luuq  Iyo Garbo harey

Saxada Siyaasada Markii uu Dhamaday Dagalki u Abuurnaa Qaab Beledka Ayuu Si Fiican oga Soo Dhex Muqday Waxa uu Ahaa dadkii Hogaaminayay dagalkii Qasaaraha badan Dhaliyay ee balad Xawo loga Saaray Al- shabab 2010 .

Ka dib Waxa lo Magacabay Gudomiye Ku Xigeenka Degmada Balad Xawo oo uu Ahaa Muddo dhowr Sano Ka dib Ayaa Xilkaasi Laga Qaday

Wax uu Ka Mid Noqday Dadkii Tageray  Fikirkii Siyaasiga Ahaa ee Jubland Markii ay Hir Galintiisa Ka socotay Gobalka Gedo dad Badan Ay Ka soo Hor jedeen

Muddo Dhow markii Dolow uu ka Dhacay Kulan ay Wada Yesheen Siyasiyinta Gobalka  Gedo Qarkood Hogamiyaha Jublanda iyo Saraakil ka socotay Ethopia ee Maamul Cusub Logu Magacabayay Gobalka Gedo Waxa uu Ahaa Shaqsigii loo gartay inuu Noqdo Afhayeenka Gobalka Gedo

Hada Wax uu Shaqeynay Muddo Lix Bilood isago Ita Badan ku Suganaa degmooyinka Garbo Harey Dolow Balad Xawo iyo luuq.

Inaa Lilaahi Waa Inaa ilayhi Rajicuun

W/Q Jeylani Husen yusuf 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.