Daawo:Xildhibaan iyo Wardiyaashisii OO Weerar Xun lagu Qaadey Dhimasho iyo Dhaawac

Mid kamida Xildhibaanada dawlada federaalka Soomaliya ayaa Maanta lagu weerarey isagoo lasocda gaarigiisa oo weheliyaal ilaaladiisa xaga amaanka ayaa koox dablay intey gaari ku horgooyeen raas ku fureen waxaa halkaas ku dhintay labo ilaaladiisa, xildhibaan Maxamed cali dexeeye ayaaku dhaawacmay waxaana la geeyey isbitaalada Muqdisho. dableydii dhibka geysatey meeshii way ka baxsadeen.

hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.