Daawo Shacabka Garoowe oo Sheegey Madaxwayne Gaas Taladii Buu boobey

Heshiiskii dhexmarey maamul goboleedka Puntland iyo Dawlada federalka soomaliya ayaa waxaa soo badanaya diidmada ay kala hor imaanayaan shacabka iyo Siyaasiyiinta Puntland iyagoo sheegey inaan la qaadan Karin 4.5 madaxwayne Gaas taladii naguma soo celin inuu la tashto shacabka Puntland ayey ahayd oo kaligiis talo gaarin, Madaxwayne Gaas ayaa marar badan sheegay shacabka Puntland waydiideen 4.5 mana qaadanayno hadana isagii oo aan la tashan buu ku saxiixey 4.5 in Puntland aqbashey,
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.