Daawo:Guddiga abaaraha Jubaland Dawlada Soomaliya Dhagahay ka Fureysatey Baaqii aan Dirney

sayid

Guddiga abaaraha Jubaland oo ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay gargaar degdeg ah la soo gaaran dadka abaaraha wax ku yeeleeyeen. gidgaan ayaa sheegey in abaartu ay sii xumaanayso loo baahan yahay shacabka soomaliyeed inay isu gargaraan waxay kaloo baaq udireen ganacsatada Jubbaland iyo qurbojoogta inay kaqaybqaataan taakulaynta shacaka dhibku kazoo gaarey abaaraha.
Gudiga abaaraha Jubbaland waxay dawlada soomaliya ku eedeeyeen inaysan kasoo jawaabin baaqii aan dirnay.
Hoos Ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.