Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

SOMALIA

Dhageyso: Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Jubaland oo Sheegay in Ciidamada Soo Xarooday aan hub ka dhigis lagu sameyn doonin.

13th April 2016 admin 1

Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Deegaanada Jubaland Korneyl Satisfy oo Maanta ay ciidamadiisa ku guuleysteen in si nabad qab ah ay ciidamadii dowladda ee kismaayo duleedkeeda […]

Daawo: Maamulka Degmada Saaxo oo Si Rasmi ah u dhax-dhigay isbitaalka Guud ee ay yeelaneyso Degmadaasi.

13th April 2016 admin 3

Maamulka Degmada Saaxo ayaa si rasmi ah u dhaxagaxdhigay Isbitaalka guud ee ay yeelaneyso Degmadaasi Saaxo, oo katirsan Gobolka Mudug Qeybta Puntland. Madasha Dhagaxdhigga ayaa […]

Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Saaxo oo Gedo Times uga waramay halka uu maraayo Dhismaha Isbitaalka Guud ee Degmadaasi.

11th April 2016 admin 6

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug ee Puntland, oo Gedo Times la hadlay ayaa ka waramay xaaladaha nolaleed ee Degmadaasi ka taagan. Gudoomiye Mowliid […]

Daawo:Jaaliyada Leicester Oo kulan Baroordiiq iyo Cabasho ah ku qabtay Magaalada Leicester

11th April 2016 admin 6

Jaaliyada Leicester ee wadanka Ingiriiska Oo kulan Baroordiiq iyo Cabasho ah ku qabtey  magaalada Leicester  oo ugu boroor diiqayaan  allaha unaxariisto Sade mahad Dirir iyo […]

Warsaxaafadeed+ Sawirro: Puntland oo ka ahdashay Bahdilaadii Wafdigeeda Loogu geystay Muqdisho.

11th April 2016 admin 20

Iyadoo Magaalada Muqdisho uu ka socdo maalintii labaad shirkii Hiigsiga ee 2016ka oo ay ku madlanyihiin madaxda Dalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, ayaa waxaa cabasho […]

M/weyne Xasan Shiikh “Awooda Al-Shabab waa ay soo xoogaysanaysaa”

11th April 2016 admin 0

Sida lagu qoray wargeyska The Washington Post ee Maraykanka M/weynaha Soomaaliya Xasan Sh, Max’ud ayaa Al- Shabab ay isa soo auursanayaan oo ay soo awoodaysanayaan […]

Dhageyso:Maamulka Degmada Xamar Weyne oo Faah Faahiyay Qasaraha Qarax ka Dhashay

11th April 2016 admin 7

Qaraxaan oo ahaa Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la dhigay Iridka hore ee Maqaayada Al-hindi ee Degmada Xamar-weyne ayaa waxaa ku dhintay 5 […]

DAAWO: Jaaliyadda Jubbaland ee Wadanka Finland oo dooratay Hogaan Cusub. “Akhriso Magacyada”

11th April 2016 admin 4

Shir ballaaran oo ay jaaliyadda shalay ku qabatey magaalada Helsinki, ayaa lagu doortay maamul cusub. Maamulkii hore oo uu gudoomiye ka ahaa Amb. Cabdiwali Qasin […]

kenya

Faafaahin ka soo baxeysa Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Degaano hoostaga Degmada Wajeer ee Kenya.

11th April 2016 admin 2

Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa waxay aroornimadii hore ee Axadii shalay weerar ka gaysteen Deegaanka Diif, oo deegaan ahaan ka tirsan Degmada Wajeer Ee Gobolka […]

kismayo

Wararkii ugu dambeeyay ee deegaannada Jubbaland

10th April 2016 admin 3

Maamulka Jubbaland ayaa dadaal ugu jira samatabixinta Qoysas badan oo ku nool Magaalada Kismaayo kuwaas oo biyo badanoo dhanka badda ka yimid gudaha u galay […]

Dhageyso: Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug oo Markii ugu horeysay yeelaneysa Isbitaal Guud.

10th April 2016 admin 2

Degmada Saaxo ee gobolka Mudug waxaa shacabka degmadaasi ay wadaan isku tashiyo kaladuwan oo ay ku hormarinayaan degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmada Saaxo Mowliid Daahir […]

Daawo: Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo Goordhaw uu Daahfuray Madaxweynaha Soomaaliya.

10th April 2016 admin 3

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha […]

XOG: Axmed Madoobe iyo Wasiir Diini oo isku haya Shakhsiga Noqonaya Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

10th April 2016 admin 6

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo Wasiirka difaaca Dowlada Soomaaliya ayaa ku kala qaybsamay Aragti la xiriirto Shaqsiga ku haboon inuu noqdo Taliyaha Ciidamada Xooga dalka ee […]

Daawo: Maamulka Gobolada Dhexe oo Digniin kasoo saaray Amni darro laga hurinaayo Degmada Caabudwaaq.

10th April 2016 admin 2

Maamulka Degmada Cabudwaaq ee Hoostaga Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa ku eedeeyey Taliska ciidamada Xooga dalka ee Qeybta 21-aad in qalqal amni iyo dowdo uu kawado […]

Dhageyso : Nabadoon Idiris Gaaroodi oo Gedo Times uga Waramay Xalinta Shaqaaqadii Dhawaan Degmada Baledxaawo ka dhacday.

10th April 2016 admin 2

Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo oo dhawaan ay ka dhacday Shaqaaqo u dhaxeysay Ciidamo kawada tirsan Maamulka Degmadaasi, ayaa waxaa xalinta arintaasi u istaagay Guddi […]

Posts pagination

« 1 … 1,123 1,124 1,125 … 1,145 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes