Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Saaxo oo Gedo Times uga waramay halka uu maraayo Dhismaha Isbitaalka Guud ee Degmadaasi.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug ee Puntland, oo Gedo Times la hadlay ayaa ka waramay xaaladaha nolaleed ee Degmadaasi ka taagan.

Gudoomiye Mowliid Daahir aadan oo hadda ah kusimaha Gudoomiyaha ayaa warqabadka Gedo Times uga xogwaramay xaaladaha degmada uu gudoomiyaha kayahay ee Saaxo.

Mudane Mowliid ayaa dhinaca kale ka waramy halka uu maraayo Isbitaalka Guud ee Degmadaasi oo dhawaan la dhaxag dhigay, wuxuuna sheegay in dhismaha isbitaalka u umeel wanaagsan maraayo.

Shaafici Cabdinuur oo Gedo times ayaa qadka Telefoonka ee Saaxo kula xiriiray Gudoomiye Mowliid isagoo ugu horeyntiine weydiiyey bal waxa ay qabteen tan iyo intii loo magacaabay maamulka Degmadasi Saaxo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.