Daawo:Jaaliyada Leicester Oo kulan Baroordiiq iyo Cabasho ah ku qabtay Magaalada Leicester

Jaaliyada Leicester ee wadanka Ingiriiska Oo kulan Baroordiiq iyo Cabasho ah ku qabtey  magaalada Leicester  oo ugu boroor diiqayaan  allaha unaxariisto Sade mahad Dirir iyo C/laahi Cali shabeel oo dilkoodu kadhaacay Muqdisho Sade  Mahad Dirir ayaa lagu dilay Masjid gudihiis oo abaahii mahad Dirir dhisay.

Qaybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester ayaa sheegay in sharciga lahor keeno kuwii ka dambeeyey iyadoo ilaa iyo hada ayasan jirin cid loo soo qabtey dilka labada marxuun laamaha amaanka ee Muqdishona ma sameyn wax baadi goob ah cidii ka dambeysey dilkaan.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.