Dhageyso:Gudoomiye Jawaari oo Shegay Xildhibanadii Muqdisho Lagu Dilay Tiradooda

Gudoomiyaha Barlmaank Somaliya Maxamed Sh, Cismaan Jaawri oo Qeyb  Ka Ahaa Masulinta Furay Kal Fadhiga Barlamaanka Ayaa Wax uu soo Hadal Qaday Tirada Xildhibanada ee La Dilay Kalfadhigii  Dhamaday

Waxa uu Sheegay in La dilay 7 Xildhibana Sidoo Kalana Dil  Loo Gestay Qaar Ka mid ah Howal Wadenada Barlamanaka iyo Ciidmada Ilaalada u ah,

Jawaari ayaa Soo Hadal Qaday In Mudanyasha Barlamanka ay Ka u soo Dhabar edegaN Waqti Adag si do kolana ay Qeyb Ka Qateen Hormara Dhinac Walbo leh ee ay Somaliya ku Talabsatay.

Kalfadhiga 8 aad e Maanta La furay Ayaa wax uu Gabo Gabo u Yahay Kalfadhiyada Barlamanka ee  Hada Jiri Madaamo uu Dalka Is Badal dhinac dorashad ah uu Galayo Dibna Loo Soo Xuli doono Barlamaan Cusub iyo Hogaan Cusub

Halkaaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.