Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo Daah Furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamanka Soomaaliya.

Madaxweynaha jamhuuriyada fedraalka soomaliya xasan shiikh maxamuud ayaa manta hoolka golaha shacbka ku daah furay  kalfahdiga 8aad ee baralamanka 9aad ee soomaliya waxaana kalfahdigan uu yahay kii ugu danbey ee barlamanka hada jira uu yesho

Gudoomiyah baarlamaka soomaliya maxamed shiikh cismaan jawaari ooo hadal dheer ka jedenayey hooka golaha shacbka ayaa shegay in kalfahdigan 8aad ee maanta madaxweynuhu uu dah furay uu yahay kii ugu adkaa marka loo eego fahdiyadii lasoo dhafay u

waxa uun xusay in barlamanka ay horyalaan sharciyo adag kuwaas oo u bahan meel marin si loogu dhaqmo isagoona meesha aan ka sariin in baralamanka somaliya ay wax badan soo qabteen fadhiyadii lasoo dhaafay hase ahateen kan uu yahay kan ugu muhiimsan madama u yahay kan ugu danbeya

Madaxweynaha soomaliya xasan shiikh maxamuud oo barlamanka ka hor jeedinayey kudbadiisa dastuuriga ah ayaa ayaa ku amanay baraamanka soomaliya howlaha adeg ee ay soo qabteen waxa uunta ku daray in xildhibnada soomaliya looga bahayahy in muadda kooban ee u harsan kalfdhigan 8aad ay dhabar adegaan howlaha adag ee horyaal sidii looga gudbi lahaa

Halkana Ka Dhageyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.