DAAWO: Jaaliyadda Jubbaland ee Wadanka Finland oo dooratay Hogaan Cusub. “Akhriso Magacyada”

Shir ballaaran oo ay jaaliyadda shalay ku qabatey magaalada Helsinki, ayaa lagu doortay maamul cusub. Maamulkii hore oo uu gudoomiye ka ahaa Amb. Cabdiwali Qasin Gaabow ayaa xilkii ku wareejiyay isla marmarkaana si diirran usoo dhoweeyey maamulka cusub.

Xubnaha maamulka cusub ayaa kala ah sidan:

1-gudoomiye Eng.Maxamed Ismaciil Xaaji Cabdi.
2- Gud. Xigeen. Barud Cabdi Jire
3- Arimaha bulshada. Eng. Cabdilahi Shukri
4- Xoghaye Maxamed Shekh Farax
5- Khasnaji Maxamud Maxamed Gurdumi
Sidoo kale waxaa ladoortey golaha shuurada jaaliyadda oo gudoomiye loogu doortey Maxamed Yasin Colow.
Jaaliyadaha Jubaland ee Dalalka Caalamka ayaa waayadii dambe dardar ku waday, Dhisitaanka Dalado ay ku mideysanyihiin,w axayna Dhismaha Jaaliyadani Finland Imaaneysa, Xilli Maalmo kahor sidan oo kale Jaaliyadda Mareykanka ay doorteen Hogaan Cusub.

Hoos ka daawo Sawirada Munaasbadda.

j

j1

j2

j3

j4

j5

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.