Daawo:Garoonka diyaradaha Caabudwaq oo dhismihiisa socda iyo Baaq

Caabudwaaq

Gudiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Caabudwaaq ayaa Jaaliyada kasoo jeeda deegaanka iyo Cidkasta oo ka qayb qaadan karta ka Codsadeyin ay ka qayb qaataan dhismaha Qaybtii labaad ee Xeendaabka Garoonkaloogu wareejinayo si uu uga ilaalsho Xayawaanka iyo wixii kale ee amniga garoonka wax udhimaya iyagoona Codsadey in laga qayb qaato
dhismaha oo hada meel bilow ah maraya.

Cabdiqaadir Faarax Gurey iyo Shuuke Faarax Cowl oo kamid ah gudiga garoonka diyaarada ee Abudwak International Airport ayaa tilmamay inaan marna la iloobi doonin doorkii muuqdey ee ay qurba joogtu kaqaadatay aas-aaskii garoonka oo hada siwanaagsan ay u socoto duulimaadyada diyaaradaha ee garoonka Waxaana ay xuseen in laga qayb qaato Xeen-daabka hada lagu
warjeejinayo Garoonka oo wax wayn ka tari doona Bilicda iyo Amniga Garoonka kala xariiro maamulaka Caabudwaaq Airport telefoonadaan hoos ku qoran.

Tel: 00252615530022 Cabdiqaadir Faarax Gurey (Cabdiqaadir Dheere)
Tel:00252615188999 Shuuke Faarax Cowl
Hoose kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.