Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

Wasiir Diini : “Majirto cid guul ka sheegan karto Siyaasadda Jubaland sanadihii lasoo dhaafay”

4th March 2016 admin 3

Wasiirka difaaca Soomaaliya Janaraal Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini aya dhamaan dhinacyada kukala duwan siyaasadda Jubaland ugu baaqay in ay tanaazulaad muujiyaan. Wasiir Diini ayaa sheegay […]

Degdeg: Guddi ka kooban 12 Xubnood oo loo Magacaabay Wadahadala Beesha Sade iyo Hogaamiye Madoobe…

4th March 2016 admin 5

Gudi ka kooban ilaa 12 xubnood oo kasoo jeeda Beesha Sade una matali doona wadahadalada lala galaayo Hogaamiye Madoobe ayaa lagu wadaa in lamagacaabo saacadaha […]

DAAWO: Qaabka Kismaayo loogu soo Dhaweeyey Wafdigii Maanta Kismaayo Gaaray ee uu Hogaaminayay Wasiir Diini

3rd March 2016 admin 7

Wafdi uu Hogaaminaayo wasiirka Difaaca Soomaaliya Janaraal Cabdiqaadir sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo. Ugu horeyn waxaa wafdiga garoonka kusoo dhaweeyey madaxweyne Kuxigeenka […]

“Daawo” Sawirada Wafdigii Washiirka Gashaandhiga iyo Siyaasiyintii Kale ee Kismaayo gaaray Maanta.

3rd March 2016 admin 5

Dowlada iyo Besha Calamka Maxa Ka Rebay Wafdigii Kismayo Aaday Maanta.

3rd March 2016 admin 3

Wararka Xaqiqoyinka ee uu Hayay Gedo Times Ayaa Ahaa in Wafdiga Maanta Garay Magaalada Kismaayo Lagu waday Inay Racaan  Wafdi Ka socdo Dowlada Somaliya oo […]

Sir:Axmed Madoobe Maxaa Ku Qasbay Wada Hadalka Besha Sade ee Kismaayo Ka Soconayo

3rd March 2016 admin 2

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Markisii Ugu Horeysa Waxa uu Ogaaladay Inuu Si Toos ah Wada Hadal ula Furo Xubanaha Siyaasiynta ee Ka soo Jeedo Besha […]

TOP News: Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiir Diini oo Kismaayo looga Diyaar garoobay iyo itoobiya oo Amniga sugeysa.

3rd March 2016 admin 2

Qabanqaabada Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiirka Difaaca iyo Xubnaha la soca ayaa laga dareemayaa Magaalada Kismaayo,kuwaas oo ay wadaan Masuuliyiinta Maamulka Jubba ee halkaasi ka rimiya. […]

Daawo: Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Gedo oo Booqday Xarumaha Ciidamada Dowladda ee Degmada Luuq.

3rd March 2016 admin 6

Masuuliyiinta ugu sareysa Maamulka Gobolka Gedo oo Socdaalo Shaqo maalmihii lasoo dhaafay ku joogay Degmada Luuq ganaane e Gobolka gedo, ayaa halkaasi kulamo kula qaatay […]

Degdeg: Wafdiga Wasiir Diini oo Goordhaw u duuli Doona Magaalada Kismaayo.

3rd March 2016 admin 3

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Difaaca ayaa lagu wadaa Goordhaw in ay u kictimaan magaalada kismaayo, kuwaas oon ku baahinay Wararkeenii hore. Wafdiga Wasiirka marka laga […]

bardheere

Daawo:Magaalada Baardheere oo ka soo Kabanaysa, Xaaladiii Nolaleed ee ay soo martay.

3rd March 2016 admin 2

Degmada bardheere ee koonfurta fog ee gobolka gedo oo ah Degmada ugu weyn uguna dadka badan Gobol weynaha Gedo ayaa kasoo kabaneyso xaalado nolaleed oo […]

XOG : Maxaa Sabab u ah Xiriirka Xumaaday ee ka Dhaxeeya Puntland iyo Axmed Madoobe…..

2nd March 2016 admin 0

Xiriirka Maamulka Puntland iyo Hogaamiye Axmed Madoobe ayaa aad u xumaa tan iyo intii uu Madoobe Shirkii Muqdisho ee Hiigsiga uu Aqbalay in nidaamka 4.5 […]

No Image

TOP News: Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiir Gaashaandhigga oo Bari ku Wajahan Magaalada Kismaayo……

2nd March 2016 admin 3

Wafdi uu Hogaminaayo Wasirka Difaaca janaraal Diini ayaa lagu wadaa Maalinimada Barito ah in ay u duulaan Magaalada Kismaayo. Wafdiga Diini waxaa kamid ah Taliyihii […]

bara

Barakacayaasha Ceelwaaq oo soo dhaweeyey Kaalmo lacageed oo ay ka heleen hay,adaha Concern iyo Life Line(Sawwiro)

2nd March 2016 admin 7

Boqolaal Qoys oo barakacayaal ah kuna sugan duleedka degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa waxay soo dhaweeyeen kaalmo lacageed oo bilahii ugu dambeeyey ay ka […]

kenya

TOP News: Kenya oo Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo ka Afduubtay laba oday oo Deegaanka si aad ah looga yaqaano.

2nd March 2016 admin 0

Wararka ka imaanaya Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Ciidama Kenya ay Deegaankaasi ka Afduubteen laba oday dhaqameed oo aad looga yaqaano Deegaankaasi. […]

far

Degdeg: Kulan Iminka Kismaayo uga Socda Saraakiisha Itoobiya iyo FARTAAG…….

2nd March 2016 admin 3

Kulan albaababdu u xiranyihiin ayaa Magaalada Kismaayo uga soconaya Madaxweyne Kuxigeenka maamulkaasi Cabdilaahi Sheekh ismaaciil fartaag, iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Kismaayo. […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes