Dowlada iyo Besha Calamka Maxa Ka Rebay Wafdigii Kismayo Aaday Maanta.

Wararka Xaqiqoyinka ee uu Hayay Gedo Times Ayaa Ahaa in Wafdiga Maanta Garay Magaalada Kismaayo Lagu waday Inay Racaan  Wafdi Ka socdo Dowlada Somaliya oo ay Ka mid Yihin Wasiirka Armaha Gudaha, Wasiir Cadaalada , Xafiiska Reysal Wasaraha Xubno Ka soday,  U Qabilsanaha Somaliya Q/m, Midowaga Yurub Xubno Ka socaday Iyo Urur Gobaledka IGaad.

Heshiiska Hordhaca Ah ee Lagu Garay Magalada muqdisho Ayaa Waxaa in Warqad ay u Geyaan Xubnaha Ka socdo Besha Calamka iyo Dowlada Somaliya Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd  , Waxan Warqada Lagu Qoray Wax Yabaha Tabashoyinka ah ee Ay Wataan xubnaha Ka socdo Besha Sade Iyo Shurudaha Ay rabaan.

Waa uu Badalmay Heshiskaas Waxaana la Shegay inuu Ka suurto Galiwayay Dhinacyo Badan oo Qeyb Ka yihin  Dagaalka iyo Xisada Ka Tagan Dhuso Mareeb, Barlamaanka oo Culus Xoogan ku Hayo Xukumada Ka Dib Markii Malintii Labaad ay Barlamaanka Su, aalo Weydinayaan Reysal Wasaraha, Qaar Ka mid Golihisa Wasirada iyo Taliyasha Laamaha Amniga .

Dad Lagu Kalson Yahay Ayaa Gedo Times u Xaqijyay Ka dib Markii ay Suurto Gali Wayaday Tasi in Lagu Qanciyay Xubnihi Ka socday Besha Sade inay Kulan La furan Axmed Madoobe Marqatina uu Ka Noqdo Wasiirka Gashandhiga

Xalay Kulan ay La Qateen Reysal Wasaraha iyo Xubno Ka Socdo  besha Sade ayaa Go, aankasi Lagu Garay Waxan La sheegay Hadii La isku Fahmiwaayo Kismayo In shir Kale Muqdisho Lagu Qabanayo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.