DEG DEG:Kulan Madaxtoyada Kismaayo Oga Soconayo Axmed Madobe iyo Wafdigi Garay Manta.

Waxaa Goordhow Madaxtoyada kismaayo Ka Furamay Kulan Balaran oo Dhex Marayo Hogaamiyaha Maamulka Jubaland , Faratag. Iyo Wafdigi Maanta Garay Halkasi ee uu Hogaminayay Wasiirka Gashandhiga Somaliya .
Kulanka oo ay Saaxfada Jogin ayaa waxaa Loga Hadlaya Arinta Siyaasada ee Ka dhex Tagan Hogaamiyaha Jubland iyo Besha Sade oo Mudoyinkii Danbe Xal Doon Laga Wada Ahaa Sidii loo Soo gabo gabeyn Lahaa.
Kulanka Waxaan lagu Casumin Wafdigii Horey u Garay Kimsaayo ee uu Hogaminayay Maxamuud Sayid Aadan Tas oo ilaa Hada aan Sababeyn Sababta Loga Diiday .
Ex. Xildhiban Maxamud Sayid Aadan oo La Hadlay Gedo times ayaa u Xaqijiyay in Laga Yaabo inuu Kulana Soo Gabo gaboobo Shanta Galabnimo Markaas oo La Filan Karo Natiijo Hor Dhac oo Loga Hadlayo Kulanka Socdo Hada,
Waxaa lagu wada Inay Kulanka Ku Biraan Saraakil Ka socoto Itoobiyo oo Iyaga Qeyb Ka Qadan Doono Wada Hadalka Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.