TOP News: Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiir Diini oo Kismaayo looga Diyaar garoobay iyo itoobiya oo Amniga sugeysa.


Qabanqaabada Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiirka Difaaca iyo Xubnaha la soca ayaa laga dareemayaa Magaalada Kismaayo,kuwaas oo ay wadaan Masuuliyiinta Maamulka Jubba ee halkaasi ka rimiya.

Hogaamiyaha Mamaulkaasi iyo Kuxienkiisa ayaa u diyaar garoobay soo Dhaweynta Wafdiga Wasiir Diini,kuwaas oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin booqashada iyo hawlaha shaqo ee uu wasiirka ku imaanaayo Magaalada Kismaayo.

Amaanka wafdiga Wasiirka waxaa sugi doona marka ay kismaayo gaaraan,Ciidamada Itoobiya ee halkaasi kusagan kadib marki ixubnaha wafdiga wasiirka qeybta ka ah ay sheegeen in aysan kalsoni ku qabin xaqiijin amnigooda ay xaqiijiyaan AMISOMta Kenyanka ah o oay tuhunsanyihiin in ay xiriir laleedahay hogaamiyaha Jubba oo ay xurguf iyo Xafiiltan Siyaasadeed kala dhaxeyso.

wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe insha allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.