Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Dhageyso: Xeer-ilaaliyaha Qaranka”Muqaadaradkii la qabtay Qaraxyo ayaa laga sameeyaa”

12th March 2016 admin 3

Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Waxyaabaha Muqaadaraadka ah oo dhawaan Mamaulka […]

deg

War Hadda Soo Dhacay: Shirkii Nabadda Ree Jubaland oo Goordhaweyd ka furmay Magaalada Kismaayo.

12th March 2016 admin 6

War hadda soo gaaray Warqabadka Gedo Times ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Shirkii nabadda iyo Dib u hehsiisiinta ee dhinacyada Siyaasadda Jubaland ku hardamayay […]

kenya

Jen. David Rodriguez: “Al-Shabaab waxay isku dayayaan iney fekerkooda ku baahiyaan geeska Afrika oo dhan”

12th March 2016 admin 2

Taliyaha Taliska Ciidanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika Jen. David Rodriguez oo la hadlay Guddiga Senetka Maraykanka ugu qaabilsan adeegyadda hubeysan ayaa tilmaamay in Xaaladda […]

XOG: Saraakiil Itoobiyaan ah oo Kismaayo gaaray si ay qeyb uga noqdaan Dib u Heshiisiinta halkaasi ka socota.

12th March 2016 admin 2

Saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Itoobiya iyo Militiga Dowladaasi, ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo. Saraakiishani waxaa kamid ahaa Janaraal Buran Gebrial […]

dagal

TOP News: Dagaal Gobolka Galgaduud ku dhex maray Alshabaab iyo Dadka Deegaanka oo halkaasi ka dhacay.

12th March 2016 admin 3

Wararka ka imaanaya deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaankaas. Dagaalka ayaa yimid […]

XOG: Axmed Madoobe oo Codsaday in Korneyl Barre Hiiraale uu Tago Magaalada Kismaayo

12th March 2016 admin 7

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dalbaday in magaalada Kismaayo la keeno Col. Bare Adan Shire Bare Hiiraale oo ka mid ah siyaasiyiinta Beesha Sade […]

XOG: Shixnad Militiri oo uu siday Markab kuna Socotay Itoobiyaanka Kismaayo ku sugan oo Halkaasi gaartay.

12th March 2016 admin 3

Shixnad Militiri ayaa shalay gaartay magaalada Kismaayo,taasi oo halkaasi ku gaartay dhinaca Badda,iyadoo shixnadaasi hubka ahne ay u socotay Ciidamada itoobiya ee Qeybta ka ah […]

Daawo:Koobka Nabada Iyo is Dhexgalka oo ay Dhigtay farxiyo Cismaan Shire oo kadhacay B/xaawo

12th March 2016 admin 6

Koobka nabada iyo is dhexgalka oo loo dhigay 16 koxood ee kajira degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayna dhigatay Koobkaan farxiyo Cismaan Shire oo kamida aqoonyahanada […]

Daawo:Barmaamijka Daldhis Isbitaalkii Jalle Siyaad ee Garbaharey

12th March 2016 admin 11

Waxaa channelka Somali Cable gaar ahaan barmaammijka Daldhis lagu soo qaatey Isbitaalka Jaalle siyaad Garbaharey ee Gobolka Gedo. waxaa daa dihinayey barmaamijka Daldhis Abubaker Cawaale […]

XOG: Gudiga Beesha Sade u matali Doona Wadahadalada oo la Magacaabay iyo Magacyada Qaar oon helnay. “akhriso’

11th March 2016 admin 5

Gudiga Beesha Sade u matali lahaa Wadahadalada lala galaayo hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe iyo beeshisa ayaa la isku raacay,iyadoo xubnaha Gudiga oo ka kooban ilaa […]

War Deg Deg ah : Ciidamada Axmed Madoobe oo Magaalad Kismaayo Ku Dilay Qof Shacab ah.

11th March 2016 admin 3

Waxa Goor dhow Xaafada Guul Wade  Kooxo Hubeysan Ay Ku Dileen Xasan Bare oo 27 Ka mid Dhalin Yarada Magalada Kismaayo . Kooxaha  Dilka Ka […]

Dhageyso: Wasiiro ka tirsan Xukumadda oo u kuur galay Amniga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

11th March 2016 admin 6

Wasiirro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya ayaa Maanta u Kuur Galay Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan cabdulle Cismaan Addan Cadde. Wasiirada ayaa Kormeer ku […]

Dhageyso:Dowladaha Soomaaliya iyo Japan oo kala Saxiixday Heshiis hormarineed

11th March 2016 admin 6

Dowladaha Soomaaliya iyo Japan ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku kala Saxiixday Heshiis hormarineed kaas oo Dowladda Japan ay si Toos ah u siineyso Soomaaliya,iyadoo aan […]

Xog: Maxaad kala socotaa Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Mareeyayaasha Dekadda iyo Garoonka Kismaayo. “akhriso”

11th March 2016 admin 7

Maalin kahor Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa magacaabay laba maareeye oo loo kala magacaabay Dekadda iyo garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo. Sidoo kale isla […]

dagaal

Dhageyso:Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug iyo Koox Burcad ah oo ku dagaalamay Godin-labe

11th March 2016 admin 10

Wararka ka imaanaya Degaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Galabta ay halkaa ku dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug iyo Koox Isbaaro dhigtay Degaankaasi […]

Posts pagination

« 1 … 1,713 1,714 1,715 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes