Daawo:Koobka Nabada Iyo is Dhexgalka oo ay Dhigtay farxiyo Cismaan Shire oo kadhacay B/xaawo

Koobka nabada iyo is dhexgalka oo loo dhigay 16 koxood ee kajira degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayna dhigatay Koobkaan farxiyo Cismaan Shire oo kamida aqoonyahanada Gobolka Gedo .

16 kooxood ee  kajira degmada B/xaawo ayaa loo qorituurey aqirkiina waxaa isu soo baxay Kooxda Elman iyo Hirda oo la gudoonsiiyey Koobkii nabada iyo is dhexgalka waxaa kaloo la gudoon siiyey banooniyo iyo Bilado, maamulka Sportiga iyo ciyaartoyda B/xaawo ayaa Farxiya Cismaan uga Mahadceliyey Koobka iyo qalbka kale ay soo gaarsiiyey .

ugu Dambaytiina farxiya Cismaan shire ayaa umahad celisey kooxihii halkaa isugu yimid iyo madaxdooda sheegtayna inaysan tani noqonayn tii ugu dambaysey balse ay sii labo jibari doonto taagereada ay sii nayso bahda Sportiga ee Gobolka Gedo farxiya waxay kaloo ku baaqday  in la taageeri Dhaliyada Sportiga ayakoo ubaahan dayactir garoonka iyo tayada Sportiga oo ubaahan in kor loo qaado.

1466883_1119813828049095_724829838_o

10583286_1119812044715940_1829705401_o

11100419_1119811334716011_1573717213_o - Copy

12722387_1119913634705781_182436677_o - Copy

12822932_1119914288039049_1529421852_o - Copy

farxiya

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.