Daawo:Barmaamijka Daldhis Isbitaalkii Jalle Siyaad ee Garbaharey

Waxaa channelka Somali Cable gaar ahaan barmaammijka Daldhis lagu soo qaatey Isbitaalka Jaalle siyaad Garbaharey ee Gobolka Gedo. waxaa daa dihinayey barmaamijka Daldhis Abubaker Cawaale waxaana marti ugu ahaa Deeqa Maxamed siyaad Iyo Asiili haashi Dhabacadeeye,

Waxay ka war bixiyeen Taariiqdii uu soo marey isbitaalka Jaalle siyaad iyo waxa ku kalifay inay dhisaan isbitaalkaan iyo marxaladuhuu soo maray iyakoona uga macadceliyey dadkii kaqayb qaatey oo waqtigooda iyo maalkooda ku baxshey  iyo kuwii talagalinta kasameeyey.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.