War Deg Deg ah : Ciidamada Axmed Madoobe oo Magaalad Kismaayo Ku Dilay Qof Shacab ah.

Waxa Goor dhow Xaafada Guul Wade  Kooxo Hubeysan Ay Ku Dileen Xasan Bare oo 27 Ka mid Dhalin Yarada Magalada Kismaayo .

Kooxaha  Dilka Ka Danbeyya Ayaa La shegay Markii inay Goobta Ka Baxsaden Qaar Ka mid Goob Jogayal Ka Agdhowaa Goobta Dilka Aya Gedo times Wax Ay u Shegen inay Arakayeen Afar Ruux oo Qoryo Ku Hubeysna oo Goobta Ka Tagayay

Ruuxa Dilka Loo Geysatay Ayaa Ka soo Jedo Besha Sade Qasatan Qabiilka Lo Yaqaano “Talxe”

Xaalada Goobta Dilka uu Ka Dhacay Ayaa Wax Garay Ciidama Ka Amar Qato Hogaamiyaha Maamulka Jubland Ahmed Madoobe .

 La soco Wixi So Kordha 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.