Dhageyso: Wasiiro ka tirsan Xukumadda oo u kuur galay Amniga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wasiirro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya ayaa Maanta u Kuur Galay Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan cabdulle Cismaan Addan Cadde.

Wasiirada ayaa Kormeer ku sameeyay Shaqada ka socota Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde,iyadoo Labadii Bishii February  Garoonka Diyaaradaha ay ka dhacday Dhacdo aheyd in Computer Labtop  Diyaaradda Daallo oo ka baxday Garoonka lala raaxo,iyadoo Ninkii watay Computerkaasi  kuu ku dhax qarxay Diyaaradda,balse uu ku dhintay Kaligii oo Dadkii kale uu Allah ka badbaadiyay.

Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa Wasiiradda Kormeerka sameeyay ugu warbixiyay Xaaladda Garoonka Muqdisho dhanka Amniga,iyagoo u sheegay in Garoonka Amnigiisa uu yahay mid wanaagsan oo Duulimaadyadii Caalamiga ahaa ay Toos u socdaan.

Halkaan ka dhgeyso:

Cod 1 Axmed

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.