Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Madaxweynaha oo Golaha Ammaanka u xaqiijiyey in doorashada Soomaaliya ay dhacayso waqtigii loogu talagaley

19th May 2016 admin 0

Muqdisho, 19 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xaqiijiyey in doorashooyinka Soomaaliya […]

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hortegay Golaha Baarlamaanka

19th May 2016 admin 0
No Image

Xubno ka socda golaha ammaanka QM oo Muqdisho soo gaadhay

19th May 2016 admin 0

Xubno ka socda golaha ammaanka Qaramada madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho Xubno ka socda Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada […]

Maareeyaha garoonka Hobyo oo ka hadlay howlo ka socda garoonka diyaaradaha

19th May 2016 admin 1

Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada Hobyo ee maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay howlo lagu dayactirayo garoonkaasi Maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Hobyo Cabdi Warsame Faarax ayaa sheegay […]

Maamulka Baladweyne iyo talisyada ciidamada oo sheegay in aysan wax ka qaban karin dagaal beeleedka

19th May 2016 admin 0

Maamulka magaalada Baladweyne iyo taliska booliska ee dowladda federaalka ayaa si cad u sheegay in aynaan waxba ka qaban karin dagaal beeleedka ka socda magaaladaasi. […]

xukun.gedotimes.com

Maxkamadda sare ee Puntland oo ka warbixiyay howlaha guud ee socda

19th May 2016 admin 0

Gudomiyaha Maxkamada Cidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee shantagobal ee puntland iyo xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada cidamada qalabkasida puntland ayaa ka warbixiyay kormeero […]

bananban

Daawo: Banaanax Muqdisho ka dhacay oo lagu Dalbaday Xaqii ay Muqdisho ku laheyd aqalka Sare ee Dowladda

19th May 2016 admin 0

Dibad baxayaal waaweyn oo ruxay qeybo badan oo muqdisho kamid ah ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho. Dibadbaxyada ayaa lagu dalbanayay xuquuqda ay aqalka sare […]

Degdeg: Beesha Sade oo kulan Muhiim ah Iminka Kismaayo ku leh iyo Wasiir Aw-libaax oo lagu wado in uu iscasilo.

19th May 2016 Mohamed Abdi 1

Magaalada Kismaayo wuxuu hada julan xaasaasi ah uga socdaa waxgaradka , SIyaasiyiinta iyo Ururada Bulshada Beesha Sade ee Magaaladaasi ku dhaqan. KUlanka waxaa madal joog […]

TOP News: Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulan Xaasaasi ah Muqdisho ku yeelanaya.

19th May 2016 admin 0

Kulanka golaha shacabka oo maanta lagu wado in ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la horgeynaya sharciga suurtagelinta doorashooyinka dadban ee sanadkan ka dhici […]

jubba

Akhriso: Magacyada. Qabiilada iyo Wasaaradaha ay kala Hayaan Wasiirada shalay la magacabaay ee Jubbaland.

19th May 2016 Mohamed Abdi 0

Akhristayaasha Gedo Times waxaan u soo gudbineynaa Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Wasiirada uu shalay Galinkii Dambe Magacaabay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

baladwayn

Dagaal beeleedkii Baladweyne oo weli taagan iyo daadad ka dhacay magaalada

19th May 2016 admin 0

Daadad maasheeyay xaafado ka tirsan magaalada Baladweyne ayaa halkaa ka dhacay iyadoo dadka shacab ah ay isugu darsameen colaad iyo fatahaado kuwaasoo ka cararaya gurayahooda. […]

Taliska CXD oo Faahfaahiyay Howlgalka Kummaandooska Ee Shabeellaha Hoose”Sawirro”

19th May 2016 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA, ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo Ciidamada Sida gaarka […]

Dhageyso: Shir ballaaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho

19th May 2016 admin 0

Shir looga hadli doono arrimaha nabadgalyada Somalia iyo doorashooyinka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkani waxaa ka qeyb galaya dowladda federaalka, […]

VIDEO: Wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay siyaasi ka hadlay arrimo dhowr ah

19th May 2016 admin 0

MUUQAAL: Roobab ku hooray magaalada Qardho iyo isa socodka oo istaagay

19th May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 1,640 1,641 1,642 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes