Dhageyso: Shir ballaaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho

Shir looga hadli doono arrimaha nabadgalyada Somalia iyo doorashooyinka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho.

Shirkani waxaa ka qeyb galaya dowladda federaalka, maamul gobaleedyada iyo goballada ammaanka ee Qaramada Madoobe oo maanta lagu wado xubno ka mid ah inay soo gaaraan magaaladan Muqdihso.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ku sugan magaalada Muqdihso ayaa sheegay in uu ka qayb galayo shirkaasi  magaalada muqdisho oo ay kasoo qayb geli doonaan golaha ammaanka ee Qaeamada midoobey, Madaxda dawladda Federaalka iyo dawladaha xubnaha ka ah.

Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somalia ayay ku kulmeen magaalada Muqdisho isla markaana ka wada hadleen arrimo ku saabsan xaaladda dalka.

Wuxuu kaloo sheegay Cabdiweli Gaas in shirkaasi looga hadli doono xaaladda Soomaaliya sida midda nabadgalyada, arrimaha federaalka, doorashooyinka sanadkani iyo qodobo kale.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.