Daawo: Banaanax Muqdisho ka dhacay oo lagu Dalbaday Xaqii ay Muqdisho ku laheyd aqalka Sare ee Dowladda

bananban

Dibad baxayaal waaweyn oo ruxay qeybo badan oo muqdisho kamid ah ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho.

Dibadbaxyada ayaa lagu dalbanayay xuquuqda ay aqalka sare ee dowladda ay kuleedahay magaalada muqdisho in LA cadeeyo.

Xarunta baarlamaanka federaalka oo uu shir ka socday ay lahaayeen baarlamaanka ayey dibadbaxayaasha isugu soo xoomeen iyagoo madaxda dowladda halkaas baaq looga jeediyey.

Madaxweynaha soomaaliya oo isagune Baarlamaanka ka hor hadlayay ayaa sheegay in hadii soomaalida ay tashan weydo in loo talinaayo hadalkaas oo inbadan oo bulshada ah cabsi galiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.