Maxkamadda sare ee Puntland oo ka warbixiyay howlaha guud ee socda

xukun.gedotimes.com

Gudomiyaha Maxkamada Cidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee shantagobal ee puntland iyo xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada cidamada qalabkasida puntland ayaa ka warbixiyay kormeero ay ku tageen xabsiyada bosaso.

Kormeer Kani ay sameyeen sarakiisha  maxkamada cidamada qalabka sida ayaa salka ku hayay sidii loo bari lahaa edesanayaasha xabsiga wayn ee bosaso kujira oo sugaya racfaanka eeda lo haysto.

Maxkamada cidamada qalabka sida shanta gobalbari,karkaar,sanaag,haylaan,iyo gardafuu ayaa saka ridi lahayd xukumo kaladuwan waxana xabsiga wayn ee bosaso oo maxkamada lagu qaadi lahaa ka jiraygadood ciidanka ay sameynayeen ciidamada xabsiga.

Gudomiyaha Maxkamada Cidamada Qalabka Sida ee Puntland Col CabdifataaxXaaji Aadan ayaa shegay inay xeer ilaaliyaha Ku Warejiyeen DacwadaEdesanayaasha Ku Jira xabsiga Wayn Ee Bosaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.