Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada Hobyo ee maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay howlo lagu dayactirayo garoonkaasi
Maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Hobyo Cabdi Warsame Faarax ayaa sheegay inay hadda socdaan qorsheyaal lagu doonayo in lagu hirgaliyo barnaamijyo caalami ah oo la doonayo in garoonka uu ku shaqeeyo.
Wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed uu ugu baaqayo inay maalgeliyaan garoonkaasi si loo sii isticmaalo.
Maareeyaha garoonka diyaaradaha Hobyo ayaa sheegay in qorshaha socda uu yahay sidii dad maalgalinaya dhismaha garoonkaasi lagu wareejinayo.
Garoonka diyaaradaha Hobyo ayaa dib u howlgalitaankiisa wuxuu fududeyn karaa wax badan oo la xiriira nolosha
Leave a Reply