Dagaal beeleedkii Baladweyne oo weli taagan iyo daadad ka dhacay magaalada

baladwayn

Daadad maasheeyay xaafado ka tirsan magaalada Baladweyne ayaa halkaa ka dhacay iyadoo dadka shacab ah ay isugu darsameen colaad iyo fatahaado kuwaasoo ka cararaya gurayahooda.

Labada maleeshiyo beeleed ayaa weli isku horfadhiya qeybo kamid ah magaalada Baladweyne, waxaana dagaalkooda uu saameeyay deganaanshiyaha Baladweyne.

Dad shacab ah ayaa ku dhintay halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen waxaana intaas oo soo raaca inay jiraan dad shacab oo ku barakacay dagaal beeleedka iyo fatahaadda.

Daadadka ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa sabab u noqday in la jaro korontadii magaaladaasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.