Daawo:Barmaamijka Maanta iyo Jubbaland
Barmaamijka Maanta iyo jubbaland oo ah Barmaamij Habeenkasta oo Khamiisa kabaxa Talafishinka Somali Cable waxaana daadihiya wariyaha Caalimiga ee uga soo warama Somali cable tv […]
Barmaamijka Maanta iyo jubbaland oo ah Barmaamij Habeenkasta oo Khamiisa kabaxa Talafishinka Somali Cable waxaana daadihiya wariyaha Caalimiga ee uga soo warama Somali cable tv […]
Odayaal iyo wax garad Ka Soo Jeeda Maamulka Somalida Itoobiya ayaa Baaq ay udireen Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamed waxayna sheegeen in qurbajoogtii Maal galisay Jigjiag […]
Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Shiiq Khaliif aya xariga ka jaray Masaajidkii Magaalada Gabilay oo Dib Habayn lagu sameeyey Masjidkaan ayaa waxaa aas aasay allaha […]
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa digniin u jeediyay Xildhibaanada Safar dibadda ah u raacay Madaxda Soomaaliya, Prof Jawaari ayaa sheegay […]
Magaalada Dhusamareeb ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Qaramada Midoobey sida WfP iyo UNiCef, Waxaana garoonka Diyaradaha Magaalada Dhuusamareeb […]
Qoraal Ka soo baxday xafiiska Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay afar dal oo Somaliya kamid tahay in lagu lee yahay lacagtii qaraanka ahayd ee xubin […]
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii gobalka Hiiraan ee Cumar Aadan Ibraahim Waxaana xilkaasi loo magacaabay Cali Jeyte Cismaan. Xilkaqaadistaan ee uu sameeyey […]
Magaalo Xeebeedka Kismaayo Waa Xarunta Ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ee Madaxwaynuhu ka yahay Axmed Islaam Axmed Madoobe, shacabka Kismaayo iyo Baarlamanka Jubbaland […]
Wasaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxay Kulan Wadatashi ah la qaadatay Hay’addaha u adeega Bulshada rayidka si ay uga qeyb qaataan in si wadajir […]
Culimadda Gaalkacyo ayaa Bayaan ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in Ninka lagu Magacaabo C/wali Sheekh Cali Cilmi uu u Gafay Nabigeena Muxamed NNKH […]
Magaalada Hargaysa ayaa waxaa soo wajahay Khudaar yaraan kadib markii shaqaaqo ay dhex martay Oromada iyo Somalida Itoobiya, Ganacsatada Khudaarta ayaa sheegey in Khudaarta qaarkeed […]
Shir sedax maalmood soconaya ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka furey Wasiirka Aminga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasi oo u dhexeeya saraakiisha Booliska […]
Qaar kamida Dhalinyarada Caabudwaaq ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in aysan ka helin Doorkii dhalinyarada Waqooyiga gobalka Galgaduud ay ku lahaayeen Galmudug ayakoo dhunsada Deeqihii […]
Waxaa Degmada Doolow ee gobolka gedo soo gaaray Madaxwaynha maamul goboleedka Jubbaland axmed Islaam Axmed Madoobe, Imaatanka Madaxwaynaha ayaa ahaa mid aan horey loo qorshayn […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes