Maqal iyo Muuqal:Shacabka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa Fikirkooda kadhiibtay Imaatinka Axmed Madoobe

axmed

Waxaa Degmada Doolow ee gobolka gedo soo gaaray Madaxwaynha maamul goboleedka Jubbaland axmed Islaam Axmed Madoobe, Imaatanka Madaxwaynaha ayaa ahaa mid aan horey loo qorshayn hadaba waxaa fikirkooda ka dhiibtay imaatinka Axmed Madoobe shacabka Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.