Dawo:Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq ayaa dhaliil usoo Jeediyey Galmudug

Qaar kamida Dhalinyarada Caabudwaaq ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in aysan ka helin Doorkii dhalinyarada Waqooyiga gobalka Galgaduud ay ku lahaayeen Galmudug ayakoo dhunsada Deeqihii lagu horumarin lahaa dhalinyada.

Dhanka kale dhalinyardaan ayaa waxaa Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay 30 Dhalinyaro ah oo kunool magaalada #Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud oo usoo dhamaadey tababar ku saabsanaa Qofka siduu Dadwaynaha hortooda uu ugu hadli karo una qudbeen karo isaga oo kalsooni ay kujirto (Public Speaking) waxaana tababarkaan u qabtay Dhalinyarada New October ee magaalada Caabudwaaq.

Warbixintii Ayaanle Cabdulaahi Jamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.