Dhageyso:Barlamaanka Soomaliya oo waxba kama jiraan ku tilmaamay Mooshinkii Mahad Salaad iyo Kooxdiisi

salaad

Warar ayaa jiray Sheegaayey in guddoonka baarlamaanka Soomaaliya loo gudbiyay mooshin ka dhanka ah xukuumada Soomaaliya, Mooashinkaan baa waxaa gadaal kawaday Baa layiri Kooxda uu Horkacaayey Xildhibaan Mahad Salad.

Xogheyaha Baarlamaanka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in aysan jirin wax qaraar ah oo ka dhan ah Xukuumadda oo Guddoonka Baarlamaanka loo soo gudbiyay, Tan iyo markii ay soo baxday wareejinta Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa madaxda Ururka ONLF waxaa arrintaasi ka abuurmay guux Siyaasadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.