Daawo:Odayaal Ka Soo Jeeda Maamulka Somalida Itoobiya ayaa usheegay Madaxweynaha DDSI In qurba Joogtii Kaa cabanayso

ilay

Odayaal iyo wax garad Ka Soo Jeeda Maamulka Somalida Itoobiya ayaa Baaq ay udireen Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamed waxayna sheegeen in qurbajoogtii Maal galisay Jigjiag kaa cabanayaan loona baahan yahay in cabashadooda wax laga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.