Daawo:Barmaamijka Maanta iyo Jubbaland

saabir

Barmaamijka Maanta iyo jubbaland oo ah Barmaamij Habeenkasta oo Khamiisa kabaxa Talafishinka Somali Cable waxaana daadihiya wariyaha Caalimiga ee uga soo warama Somali cable tv Kismaayo Saabir Cabdulqaadir “Saabir Honest”

Barmaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Macalimiinta Iskuulka Guulwade ee ku yaala Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland waxayna ka war bixiyeen waxbarashada Faa’idada ay leedahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.