Daawo:wax ka ogow Sadexda Wasiir ee Baarlamanka Soomaliya hor tagi doona maalinta Sabtida ah

barlaman

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maalinta sabtida ah u yeeray wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaliya kuwaasi oo su’aalo la weydiin doono.

Gudoomiyaha Jawaari oo shir gudoominayay kulankii Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya ayaa markuu dhamaaday kulanka ku wargaliyay wasiiradda Cafimaadka, Warfaafinta,iyo Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaliya in ay hor yimaadaan Baarlamanka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.