Daawo:Masjidkii Magaalada Gabilay oo dib habeyn lagu sameeyey ayaa Xariga Lajaray

masjid

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Shiiq Khaliif aya xariga ka jaray Masaajidkii Magaalada Gabilay oo Dib Habayn lagu sameeyey Masjidkaan ayaa waxaa aas aasay allaha unaxariistee shiiq Maxamed Magan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.