Afar Dal oo Soomaliya Kamid tahay oo Lagu lee yahay Lacagtii Xubinimada QM iyo Safiirka Soomaliya QM oo Kawarbixiyey

Qoraal Ka soo baxday xafiiska Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay afar dal oo Somaliya kamid tahay in lagu lee yahay lacagtii qaraanka ahayd ee xubin kasta oo Qaramada Midoobay kamid ah laga rebay inay bixiyaan.

Qodobka 19aad ee xeerrka Qaramada midoobay ayaa oo sheegaya dalalkii lagu yeesho lacagta qaaranka ah inuu dalkaasi waayi kari karo Mudo Labo Sano ah xaqii uu u lahaa inuu codeeyo haddii dalkaasi la imaan waayo sababo macquula ah oo qancin kara Qaramada midoobay.

un
Hoos kadhageyso Safiirka Qm u fadhiya Soomaliya oo lahdlay Voa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.