Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Sameeyay Xilka Qaadistiisii Ugu Horeysay

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii gobalka Hiiraan ee Cumar Aadan Ibraahim
Waxaana xilkaasi loo magacaabay Cali Jeyte Cismaan.

Xilkaqaadistaan ee uu sameeyey madaxwaynaha Hirshabeele ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ee uu Sameeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.